Hibeyn
Hibeyn
Buuggaan waxaa aan u hibeeyay hooyadeey iyo aabbaheey isookoriyay sbabna u ahaa in aan manta buuggaan qoro. Waxaa aan u hibeeyay dalxiise kasta oo jeecl in uu mar sida ninka sheekadan wada ee duuri uu marba meel ka sheekeeyo, intaas uu sheekaynayana wanaagga uu meelkasta gaarsiiyo. Waxaa aan u hebeeyay qofkasta oo jecel in uu Islaamka sawir wanaagsan ka bixiyo.