Mahadnaq

Mahadnaq

Waxaa mahad iyo aammaan leh Allah sw oo suurta gal ka dhigay in maanta buuggaan dalxiiskii xeebaha aad indhahaaga ku akhrinayso waxbadan oo uu riyo ahaa Kadib nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato nabiyullaahi maxamed xabiibkeena sharfan. Intaa ka dib waxaa aan u mahacelinayaa dhammaan inta igu garabsiisay buuggaaan soo bixistiisa, iyo qof kasta oo jeclaa in uu garab iga siiyo, xitaa kii aana waxba ii qabane niyadda uun ka jeclaa beerka ka ogsooni. Sidoo kale waxaa aan u mahadcelinayaa qofka inta uu buugayga akhriyo oo qalad kusoo arko ileen banii aaddam qalad badan ayaan ahaye, isaga oo aanan xitaa cid kale u sheegin aniga isoo sheega .