what does it all mean

what does it all mean

Premium
$1.00
200 pages
45807 MB
By thomas negel. turjume: ismail abdi ismail
Released Nov 24, 2025
Buuggani waa hage sahlan oo wax kaa baraya falsafadda, waxa loogu talagalay dadka ku cusub maadadan falsafadda. Uma baahnid, lagamana baahna inaad aqoon hore u leedahay maadadan si aad u akhrido. Buuggani waxa loogu talagalay cid walba oo xiisaynaysa falsafadda iyo inay maskaxdooda tuujiyaan. Ku soo dhawoow adduunka falsafadda.

Dadka intooda badani waxay is-weydiiyaan su’aalaha falsafadda quseeya markay jiraan da’da 14 iyo wixii ka sareeya.

Su’aalaha waxa ka mid ah:

1. Maxaa run ah ee jira?

2. Wax walba ma ogaan karnaa?

3. Maxaa sax ah, maxaase qalad ah?

4. Waa maxay macnaha noloshu? Ama noloshu macno gooni ah ma leedahay?

5. Dhimashada kadib maxaa dhaca?

Su’aalahani ma aha kuwo cusub — waxa la is-weydiiynayay kumanaan sano ka hor, laakin su’aalahani waxay ku yimaadeen fikir aan ka fikirnay awgeed oo aan maskaxdeena iska weydiinay, ma aha waxyaabo aan buugaagta ka akhrisannay.

Ujeedada buuggani waa inuu kaa caawiyo inaad su’aalahan si toos ah uga fikirto . markaad su’aalahan ka fikirto ood iswaydiiso , waxaad awood u yeelan doontaa inaad sidoo kale fahanto aragtiyaha falsafad-yahanadii hore kuwaaso isku dayay inay ka jawaabaan su’aalahan.

Reader Reviews

No reviews yet. Be the first to review!