waa maxay Cognitive biases

waa maxay Cognitive biases

Maxad ka taqaan eexda garshada. Ama marka aad wax walba dhankaaga mariso ood isku koobto.

Maxad ka taqaan eexda garshada. Ama marka aad wax walba dhankaaga mariso ood isku koobto.

Waa aqli ama fikir gaabnaan maskaxdeena ku timaada mararka qaar,xitaa mararka qaar waxay keenta inan samayno xukuno aan aqli gal ahyn, waa cilado yaryar oo ku yimaada hab fikirkeena.

bal qiyaas inay maskaxdadu tahay sidii mashiin kaaso isla markiiba qaadanaya go,aan dagdaga isaga oon waxba hubinayn si taxadar lehna uga fiirsanayn go,aanadisa.

Tusale yar ood ku fahmayso aan ku siiyo waa adigo saxiibka ku dhaho dadka taajirinta ah waa dad kibir badan oo xun xun,  kadibna saaxibkaa mar walba uu arko qof lacag leh oo gaadhi qurxon wata wuxu u haysan donaa inu yahay qof xun waayo aminadisi hore ayu ku salaynaya wax walba iyo go,aanadissa oo waxba u fiirsan maayo.

 tusaale kale dhawr dhacdo oo shilal ah ayaad maqashay kadibna waxa markaaba niyadada galaya inad qiimayso surto-galnimada  aad shil baabur ku gali karto ama inad gali doonto shil  waayo, naftaada ayad mar walba cid walba ka horeysinaysa, wax walba adaa isla barbar dhigaya ,waxad u malaysaa inad cid walba ka fiican tahy . cognitive bias waxy saamayn ku yeelan kartaa dareeenkaga ,waayo-aragnimadaada  iyo noloshaadaba sababto ah, go,aanada dagdaga ah aad qaadanayso iyo hubin la,aanta .